Ku dhawaad kala bar aqristayaasha
goal.com ayaa u codeeyay in ciyaaryahanka reer Argentina iyo kooxda Barcelona
uu yahay ciyaaryahankii ugu fiicnaa
caalamka ee Lionel Messi , waxa uuna ka horeeyaa ciyaaryahanka abaalmarinta
50 gool ku guulaystay ee C.Ronaldo .
Xidiga Barcelona Lionel Messi ayaa
kaga adkaaday Cristiano Ronaldo codbixinta ciyaryanka ugu fiicanaa 10 kii sano
uu dambaysay .
29 jirkan afka hore ka ciyaara ayaa
waxaa u codeeyay in ka badan 27, 000 aduunka oo idil ah cod bixinta yaana
xirmaysay 12.00CET
ee malinimadii shalay oo talaado
ahayd .
Cristiano Ronaldo ayaa galay
kaalinta labaad isago helay codod gaaraya 10,234 oo u dhigmata 39 % .
Indres Iniesta iyo Zlatan Ibrahimovic
ayaa helay 3% cod, ciyaaryahanka qadka dhexe kaga ciyaara Iniesta ayaa helay
851 ,
halka ciyaaryahanka reer Swedish u
helay 693 cod .
Lixda musharax ee kale ayaa helay
mid kiiba 1% tiro u dhigmata oo kala ah sidan Sergio Ramos ayaa helay 379 waxa
uuna
galay kaalinta 5 aad , waxa uuna 39
dhibcod kasara maray
Xavi oo helay 340 cod .
Neymar ayaa helay 228 cod isagoona
ka horeeya 12 oo u ka horeya Arjen Robben (216), Thomas Muller (214), oo
u ka horeeo 14 cod .
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal