Weligaa ma la yaabtay faraqa u dhexeeyo maskaxdaada iyo
maskaxda maroodiga? Maskaxda maroodiga cabbirkeedu waxa uu saddex jibaar ka
wayn yahay maskaxda bani-aadamka haddana bani-aadamku waxay si aad uga caqli
badan yihiin maroodiga.
Hadaba su’aashu waxay ay tahay sababma ayay bani-aadamku uga
caqli badan yihiin maroodiga inkastoo maskaxdoodu aad uga yartahay tan
maroodiga? Jawaabtu waxay tahay xidhiidhka ay leeyihiin unugyada maskaxda bani-aadamku
waxay aad uga badan yihiin tan maroodiga.
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal