gabadha wax jecel

astaamaha lagu garto gabadha wax jecel!!

finanka wajiga

SIDEE LOO SAWEEYA FINANKA WAJIGA

MOBILE DATA

sidee loo yareeya lacagta aad mobileka ku isticmaalayso

XANUUNKA SHUBAN BIYOODKA{CHOLERA}

Xanuunkan sidee looga badbaada loogana hor tagaa

FAAIIDOOYINKA TIMIRTA

timirta iyo faaiidooyinka faraha badan ay leedahay wax ka ogow

Showing posts with label dhacdooyinka. Show all posts
Showing posts with label dhacdooyinka. Show all posts

DHACDO YAR OO LAYAABLE??

maalqabeen u dhashay dalka kasikhtana ayaa doorbiday nolosha buuraha ee duruufteedu ay adag tahay.
maal qabeenkan oo lagu magacaabo damier ayaa doortay noloshaasi marka aad aragto guriga uu dagan yahay, waxay noqonaysaa mid yaab leh oo aanu ku noolaan karin qof hantiile ah.
goobta uu dagay ayuu ku dhaqday adhi gaadhaya 4500 oo neef iyo 400 oo sac iyo boqolaal fardo ah waxaana uu ka shaqeeyay hawshaasi adag ee uu doortay, wakhtigii jiilaalka oo aad u adag ayuu haddana isagu qabtaa hawshaasi.
waxaana laga sameeyay filimka maal qabeenka dibad galeenka ah.
ka dhiibo fikirkaaga maxa ku kalifay!!!!