maalqabeen
u dhashay dalka kasikhtana ayaa doorbiday nolosha buuraha ee duruufteedu ay
adag tahay.
maal qabeenkan oo lagu magacaabo damier ayaa doortay noloshaasi
marka aad aragto guriga uu dagan yahay, waxay noqonaysaa mid yaab leh oo aanu
ku noolaan karin qof hantiile ah.
goobta uu dagay ayuu ku dhaqday adhi gaadhaya 4500 oo neef iyo 400
oo sac iyo boqolaal fardo ah waxaana uu ka shaqeeyay hawshaasi adag ee uu
doortay, wakhtigii jiilaalka oo aad u adag ayuu haddana isagu qabtaa hawshaasi.
waxaana laga sameeyay filimka maal qabeenka dibad galeenka ah.
ka dhiibo fikirkaaga maxa ku kalifay!!!!
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal