v
Ma hayo erayo aan kugu faah-faahiyo jaceylka aan
kuu qabo , maxaa yeelay waxaan haysataa qof aad khatar u ah oo wax fahmeysa xattaa
aamusnaanteyda .
v
Maalin waliba qof ayaa la kulmaa balse waligeey
ma helin qof adiga oo kale ah , waa run in dunida ay dad ka buuxaan balse ma
jiro qof kula mid ah oo ku bar bareyn kara .
v
Ma aqaan sababta balse waan ku jeclahay , ma
jecli in aan qof la wadaago wax yaabaha ii gaarka ah balse waxaan doonayaa in
aan adiga kula wadaago dhamaan xasuusaha farxadeyda maxaa yeelay ma aqaan
sababta balse waan ku jeclahay .
v
Waxaan magacaada ku qoray cirka balse dabeysha
ayaa qaaday , waxaan magaacada ku qoray dhulka balse bacaadka ayaa qaaday , ka
dib waxaan ku qoray qalbigeyga waligiisana waa ku qornaanayaa .
v
Ma ihi qof daciif ah , qaali adiga ayaa ah
xoogeyga , inta aad adiga tahay jaceylkeyga ma jirto wax dunidaan yaal oo u
ruxi kara ama i gil gili kara , waan ku jeclahay
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal