Ninka Raga ah waa qeyb ka mid ah Abuurta Alle ee quruxda
badan
Wuxuu bilaabaa dhex-dhexaadnimo isagoo aad u yar
Wax ay naftiisa u baahneyd ayu siiya dadka kale
Wuxuu bilaabaa dhex-dhexaadnimo isagoo aad u yar
Wax ay naftiisa u baahneyd ayu siiya dadka kale
Wuxuu u huraa naftiisa & riyadiisa oo dhan Waalidkii
inuu dhoolacadeyn wejigooda ku arko
Wuxuu ku bixiyaa lacagtiisa xaqul-jeebka ah inuu hadiyad ugu
iibiyo haweeneyda uu jecel yahay si uu u arko iyadoo faraxsan
Wuxuu u huraa dhalinyaranimadiisa oo dhan Xaaska &
caruurtiisa isagoo habeenki xilli dambe shaqeynaya cabasho la’aan
Wuxuu u shaqeeyaa si uu u daryeelo kuwa mas’uuliyada ka
saaran tahay.
Wuxuu dhisaa mustaqbalkooda isagoo Bankiga deyn ka soo qaata
taasoo ku qaadata inuu dib isaga bixiyo cimrigiisa.
Wax badan ayuu halgamaa wuxuuna u dulqaataa canaanta
waalidkii, qoyskiisa & madaxdiisa.
Noloshiisa wuxuu ku dhameystaa inuu u adeego naftiisana u
huro farxadooda.
Sidaas oo ay tahay hadana Ninkaa Raga ah waxaa loo arkaa
sidan:
Haduu baxo, waa careless
Haduu guriga joogo, waa mid caajis ah.
Haduu caruurta canaanto, waa qabiid, aan naxariis aqoon.
Haddii uusan canaanan, waa qayru-mas’uul.
Haddii uu afadiisa ka joojiyo inay shaqeyso, waa mid aan kalsooni qabin.
Haddii uusan ka joojin inay shaqeyso, waa mid u nool in xaaskiisa biisho.
Haddii uu Hooyadii maqlo, waa Ciyaal Mama

Xushmee nin kastoo Raga oo Noloshaada qeyb ka ah. Ma garan
kartid waxa uu dartaa u hurayo.
W/Q: Farah Cawaash
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal