Cuntada uu qofku qaato ayaa saamayn weyn ku leh, koritaanka
qofka, iyo caqligiisba. Cuntada uu ku badan yahay Karbonhaydrate ayaa qofka ka
caawisa in si caadi ah oo firfircoon u qabtaan.
Cilmi baadhis ay sameeyeen khubaro kala duwan ayaa lagu
cadeeyay in koritaanka maskaxda Aadamigu ay wanaagsan tahay cuntooyinka
ay ku jiraan madada Zink.
Waxa kale oo ay sheegeen , in sonkorta , hilibka digaaga,
toonta, iyo caanuhuba ay maskaxda koritaankeeda ka qayb qaataan.
Maadada la yidhaahdo colin oo laga helo beedka iyo beerka
ayaa muhiim u ah koritaanka caqliga banii’aadamka, kuwaasi oo ay ku badan
yihiin Vitamn B, C E.
Dhamana cuntooyinka nafaqada leh oo dhami waxay kor u
qaadaan caqliga oo u baahan in si gaar loo ilaaliyo madaama uu yahay kan xukuma
jidhka intiisa kale.
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal