1-Si wanaagsan iskaaga hubi markaad aqri neeysid daawooyinka aad
isticmaasho ee la soo saaro:
Waxay garanayaan Raga badankii in daawooyinka leeysku dar dara
kaliya soo bixiso bidaarta, laakiin waxaysan ogeen ineey daawooyinka tayada leh
ee wanaagsan xitaa ay sababi karto inay ka soo saarto bidaar hadii aadan iska
hubin
2-Nadaafada oo lagu dadaalo
Waxay garanayaan Raga badankii in daawooyinka leeysku dar dara
kaliya soo bixiso bidaarta, laakiin waxaysan ogeen ineey daawooyinka tayada leh
ee wanaagsan xitaa ay sababi karto inay ka soo saarto bidaar hadii aadan iska
hubin
3- Haka caajisin mar walba inaad booqato
dhakhtarka hadii aad isku aragto cudurka ku dhaca Maqaarka:
Inaad booqato
dhakhtarka maqaarka waa muhiim hadii aad isku aragto Cudurkaasi maxaa yeelay
Cudurkaasi wuxuu sababi karaa bidaarta, hana ka Xishoonin arinkaa waxaana
muhiim ah inaad ka war bixiso xaaladaada iyo dhibaatada ku haysa.
4- Inaad laazimto jimicsiga:
In la laazimo
jimicsiga waxay ka mid tahay talaabooyinka ugu muhiimsan oona Waajib ah in la
raaco sidaad uga hortagto bidaarta maxaayeelay timuhu waxay ka soo beermaan
jirka bini aadamka jimicsigana waxuu caafimaad u yahay jirka Bini aadamka.
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal