JACAYLKU WAA SIDA LAASTIGA HADII QOF SII DAAYO WUU GO,AYAA QOFKA KALANA WUU XANUUJINAYA

Marna ha ka dhigin jaceylka wax la iska heli karo oo fudud dhihitaankiisa  , hana ku fekerin in uu yahay wax la iska dheyelsado , waad iska tiraahdaa laakiin qiimo kuuma lahan waayo magaranaysid  asal ahaan waxa uu yahay waad iska maqashay oo kaliya.

Jaceylku waa shay qaali  ah, cidkastana aysan  heli Karin laakiin waxa aad  ka dhigatay mid afkaagu uu iska bartay  kuhadaaqiisa.

Ma fahmi kartid aamusnaantayda u dhaxeysa  erayadayda , ma dareemi kartid murugsanaanta ka danbaysa  iska dhoola cadeyntayda mana ogaan kartid waxa aanan dhahin laakiin aan ku dareensiiyo ama aan isku dayo in aan ku tusiyo.
Beentu waa jukulaato dhiinto oo kale , dhib malehan sida aad isugu dayday in aad dhajiso balse ogaw in aysan sideedii hore oo kale aysan qaab ahaan u sameysmaynin; waan iska qiyaasaa jaceylka hagardaamo ee  aad igu wado waxa aana ahay ruuxa laga badiyay

0 comments:

Post a Comment

ka fa idaysi wanagsan walaal