HAWEENKA OO KHIYAANAD JACAYLKA KAGA BATAY RAGGA

Top of Form
Haweenka ayaa aad uga dhow raga, marka ay timaado in xiriirka iyo jaceylka ka dhaxeeya gabadha iyo wiilka, lagu dhinac wado xiriiriidh kale, ra’yi uruurin la sameeyay ayaa sidaas muujisay.

Mid ka mid ah shantii haweenba ay midi sheegtay inay khiyaami lahayd gacaliyaheeda oo ay xiriir kale la wadaagi lahayd qof aanu ogeyn, haddii ay ka hesho. Taasbedelkeeda kaliya mid ka mid ah sagaalkii rag, ayaa sheegay inay sidaas sameyn lahayd.

Daraasaddu waxa ay sheegtay in 15% ragga ay cafiyaan gabadha xiriirka kala dhaxeeyo ama xaaska haddii ay ogaadaan in ay qof kale xiriir la leedahay, halka 12% oo kaliya ay sidaa oo kale samaeeyaan marka la eego dumarka.

Haddaba maxay adiga kula tahay? side u aragtaa daraasaddan? Ma kuula muuqataa mid run ah?
KA DHIIBO FIKIRKAAGA


0 comments:

Post a Comment

ka fa idaysi wanagsan walaal