side ula
macaamaloonaysaa mushkiladaha ?
·
Xusuunow iska dhega
tirka mushkiladaha iyo xal u raadin la’aanteeda in ay horseedayso
mowqifka uu sii adkaada iyo mushkiladihiiyoo kuwa kale oo badan sii
dhalaan.
·
Xaddid mushkiladaha
aad doonayso inaad xalisida adiga oo u dhaqaaqaya xallinteeda, waxaadna
ogaataa in mushkiladda si wanaagsan loo gartaa ay tahay midda la
doonayo in la garto halka ay ku wajahan tahay.
·
Waa in aad xaddiddaa
waxyaabaha lagu xalin karo iyo waxyaabaha caqabadda ku noqon kara oo hadhow
saameyn ku yeelan karto mushkiladda aad doonayso in aad xalisid.
·
Waa in aad xaddiddaa
barnaamijkaaga ah waxa caqabadda ku noqon kara xallinta mushkillada . Isla
markaasina qof masuul uga dhigaya uuna kaaga kaaga soo gudbiyo qoraal
faahfaahsan oo ku saabsan arrinta jirta.
·
Balaari la tashiyada
aad samaynayso, waana in ay ahaataa mid xaddidan adiga oo markaasi u kuur
galaya ogaanshaha waxa sababay mushkiladda mushkiladda.
·
Ku dadaal
macluumaadkii aad soo ururisay in ay yihiin kuwa ku salaysan xaqiiqda oo aan
qofna lagu dulminaynin.
·
Si waadax oo kooban u
qor mushiladii kaa soo wajahday dhinaca shaqada.
·
Isku day in aad si
fudud u kala saartid mushkilada iyo waxa muuqda adiga oo markaasi
adeegsanaya xirfaddaada iyo mowqif markaasi kaa dalbanaya in aad go’aan
qaadatid.
Ugu danbayntii: maahmaah English aha aya waxay tidhaahda ”to
live to have broplems and to solve is to to grow intellectually”
Taaso macna heedu yahay: “inay ku nooladan dhib iyo inay xaliyaan waa inuu
caqligoodu koro”
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal