daraasad ay in muddo ah
ay wadeen jaamacada ku taala wadanka kooriya ayaa ugu danabyn lasoo
gabagabeeyay kuwaas oo lagu baadhayay su’alo ay ahyd siday ugu qancaan dumarku
raga dhaadheer inay neceb yihiin iyo jecel yihiin.
khubaradan oo ka
shaqaynaayay in muddo ah hawsha tan ayaa lagu sheegay inay khubaradani ay
ogaadeen in ay inta hore dumarku xiiseeyaan dharerka dheer, halka ay hadhowna
nacaan dharerka, waxayna sheegeen khubaradani in ay muddo 18 sanno ah ku
nicikaraan ragga dhaadheer.shirkadan oo daraasadan marinaysay wadamo kala duwan
oo caalamka ah ayaa
tijaabo ku samaysay dumar tiro badan oo ku nool wadanka indonessia kuwaas oo
tiro ahaan gaadhayay ilaa 7850 dumar ah oo xaasas ah waxaanay dumarkaasi
lawaydiinayay
sida ay gabadhu u argto
ninka dhararkiisa iyo siday dumarku dabeecad ahaan ka yihiin jacayl iyo
nacyb,waxaanay dumarkaasi natiijadii ku sheegeen in marka hore ay dumarku
dharerka ninka xiiseeyaan ,kadibna uu lumo xiisahaasi mudo
kadib.khubarada daraasadan waday ayaa sheegay in ay ilaa hada laayihiin(jawaabta
su aasha ah maxay dumarku ujacelyihiin ninka) dharar ahaan ka dheer iyaga,waxa
keenay inay kalsoonaato ninkaasi,
waxaanay sheegeen inay
bilaabi doonaan daraasad kajawaabaysa su’ aashaasi. daraasad hore oolasameeyay
,
ayaa lagu sheegay in
dumarka caalmku 48,9% ay jacel yihiin in ay guursadaan niman dhaadheer , kuwaas
oo ay u doorbidayaan marka loo eego ninka gaaban.
0 comments:
Post a Comment
ka fa idaysi wanagsan walaal