5 QODOB OO HADAAD SMAYSO WIIL KASTA KUGU JECLAANAYO {FOR GIRLS}

1.Noqo miid cidiyaheeda an ka qadin cilaanka- cilaanka wa qeyb ka mid ah quruxda dumarka aay kuso jiitaan ragga hadaad marsato mar walbo wa hubaal in raag badan aay daremayan in aa tahay gabar nadiif ah oo gaari dumar ah.
2-Marso indhaha indha kul  kadiib baritaan fara badaan waxan ogadaay in indha kulka yahay mid dumarka marka aay marsadaan so saaro bilicdoda marka gabaryahaay isku daay inaad marsato indha kuul jogta ah iskana ilali in uu hareraha kaga halaabo.
3.Noqo mid aasturan wa xaqiiqo in ragga aay jecelyihin gabar asturaan oo xijaban xishoodkana Ilahaay ku manestaay ee gabaryahay is astuur Ebe haku astuure.
4.Noqo mid ixtiraam badan ixtiraamka ma’aha oo kali ah in aad ixtiraamto dadka ka da’ada weyn ee gabaryahay ixtiraam dadka oo dhan. wa hubaal in wiil kasto u kugu hamin done,  ragga wa aay jecelyihin gabar dadka ixtiraamto si u oga heelo ubad wanagsan.
5.Noqo mid is xushmeeysa markaad is xushmeyso ayeey dadka ku xushmeyaan ee inanyahaay isxushme oo lasoco cagta mesha aad sareyso halka aay tahaay iyo in aay u qalanto in aad cagtada edebta badan aad saarto.
Ogu dambeyn walasheyda an jeclahayeey iska ilaali in aay ku dufsadan nagaha xun xunka ah ee Ebe ka furtaay , iskana ilali wax walbo oo illahay ka fogen karo. Wa bilahi towfiiq.

0 comments:

Post a Comment

ka fa idaysi wanagsan walaal